Berrito waxaa la dooranayaa Madaxweynihii Puntland

Waxaa la dhammeystiray oo soo dhammaaday khudbooyinkii aay baarlamaanka hortiisa ka jeedinayeen Musharaxiinta u taagan jagada madaxweeynanimada Puntland iyo madaxweyne kuxigeenka.Waxaa musharax walba lasiiyey 15 daqiiqo oo uu kusoo koobo barnaamijka uu ku maamulayo Buuntland 5sano oo soo socota haddii uu Madaxtinnmaad ku guulaysto hoos ka akhriso magacyada Musharaxiinta   Musharaxiinta Madaxweynaha      C/raxmaan … Continue reading Berrito waxaa la dooranayaa Madaxweynihii Puntland